BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Australia: Maxaan ka ognahay weerarka ka dhacay suuqa laga dukaameysto ee xaafadda ay Soomaalidu u badan tahay?
Falka noocaan oo kale ah ayaa waxa uu ka dhacay hadda kahor suuq weyn oo laga dukaameysto oo ku yaalla magaalada Sydney.
TOOS, Ruushka oo weerarro cusub ku qaaday Ukraine
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC Somali
Duqeymaha Israa'iil oo lagu dilay sagaal ka mid ah carruurta dhakhtarad ka howlgasha Qaza
Biyo la'aanta daba dheeraatay ayaa sidoo kale ka sii daraysa iyada oo shirkadihii biyaha uu shidaalkii gabaabsi ku noqday
Maxay tahay Muhiimadda Sharciga Baarlamanku ansixiyay u leeyahay Barakacayaasha
Daraasad ayaa lagu ogaaday in dadka xeryaha ku jira ay qaar ka mid ah la nool yihiin xaalad dhanka dhimirka ah.
Falanqayn: Weerarrada sii xoogeysanaya ee ay al-Shabaab ka geysanayaan gudaha Soomaaliya
Deegaannada ay dib u qabsadeen al-Shabaab ayaa muhiim u ah isu socodka ciidamada iyo saadka, gaar ahaan inta u dhexeysa Muqdisho, gobollada Shabeellooyinka iyo dalka intiisa kale.
Xajka iyo xilliga kuleylaha: Wax ka ogow waxyaabaha uu Sacuudigu soo kordhiyay
Xajka sanadkan ayaa noqonaya kii ugu dambeeyay ee kusoo aada kulaylka xagaaga ee 16-ka sano ee soo socda dalka Sacuudiga.
Israa'iil oo wajaheysa 'duufaan' diblomaasiyadeed iyo Trump oo 'yamta u galay'
Weerarkii dublamaasiyadeed ee toddobaadkan waxa uu yeeshay wajiyo badan, oo aan dhammaantood hore loo sii saadaalin.
Maxaan ka ognahay weerarka toorreyda loo adeegsaday ee ka dhacay Jarmalka?
Waa weerarkii ugu dambeeyay ee rabshado sababay oo ka dhacay Jarmalka bilihii lasoo dhaafay.
Muxuu yahay sawirka muranka dhaliyey ee Trump ku beegsaday Madaxweynaha Koonfur Afrika
Sawirkan oo la tusay Madaxweyne Ramaphosa intii uu ku guda jirey kulan buuq iyo farataag-taag ku dhammaaday oo uu la yeeshay Trump, waxaa laga soo xigtay warside ay leeyihiin xagjiriinta Mareykanka oo la yiraahdo American Thinker, kaas oo buunbuuniya qaddiyadda caddaanka Koonfur Afrika.
Ingiriiska oo xabsiyada ka billaabaya in la dhufaano dadka kufsiga gaysta
Dhufaanka qaabkaan ah waxaa laga isticmaalaa qaar ka mid ah dalalka Yurub, sida Jarmalka iyo Denmark oo hanaankan u adeegsada in lagu dhimo himadda galmo, halka Poland ay khasab ka dhigtay in dhufaanidda loo adeegsado si loo yareeyo rabitaanka saa'idka ah ee galmada.
Muxuu yahay dambiga lagu helay raggan Soomaalida ah ee lala xiriirinayo weerar ka dhacay Nairobi
Labada tuhmane oo lala xiriirinayo weerarkii hoteelka Dusit D2 ee dhacay 2019, oo sababay dilka 21 qof, ayaa la hor keenay Maxkamadda Sharciga ee Kahawa ee magaalada Nairobi.
Gawaari wadda gargaar oo hadda Qasa ku sugan kadib dhowr maalmood oo dib u dhac ku yimid
Ku soo dhawaada tebinteenna toosk ah
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 26 Maajo 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 23 Maajo 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 23 Maajo 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 22 Maajo 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Xul
Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`
Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.
Mareykanka oo sheegay inay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen Xuutiyiinta
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da
Xisbullaah iyo Israa'iil oo loogu baaqay in ay xiisadda dejiyaan
Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
TOOS, Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.